Qeexid
Eeg laablaabad
Eeg laablaabad
m.l
Qeexid: ld laablaabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg laabad
Qeexid: Eeg laabad
Qeexid: Eeg laabla
m.l
Qeexid: ld laabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: Eeg labad
Qeexid: Eeg ladaabad
f.mg1
Labdhedig: -bmay, -bantay
Qeexid: Wax isku duudduubmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax isku duudduuban ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: laabla'aan m.f.dh eeg laabla'.
Qeexid: laabla'aansho m.l/dh ld laabla'aan.
m.l
Qeexid: ld laablaabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xeelad dan lagu fushanayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: laabla' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Qof aan xusuus lahayn ahaansho.
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax fidsanaa duudduubid.
Qeexid Xigta: Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg labalaab1
m.f.dh
Qeexid: eeg laablaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax isku dubbaridasho.
Qeexid Xigta: Wax xeeladayn.
Qeexid Kale: Wax ka warwareegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: Eeg laallaaban1
Qeexid: Eeg laallaaban2